show episodes
 
Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku f ...
 
1- Ducada marka laga soo tooso hurdada , ducada xirashada dharka , ducada xirashada marada cusub , ducada qofka xiranayo maro cusub , waxa uu odhanayo qofku marka uu iska dhigayo marada.2- Ducada galida musqusha ( suuliga) , ducada ka soo bixida musqusha , ducada waysada ka hor , ducada marka la dhameeyo waysada , ducada marka laga baxayo guriga , ducada galida guriga , ducada tagida masjidka , ducada galida masjidka , ducada ka soo bixida masjidka , adkaarta aadaanka , ducooyinka furashada ...
 
Muxaadarooyin taxane ah oo uu sheekhu kaga hadlayo manhajka suufiyada iyo qaybaha ay u qaybsamaan, iyo kuwooda khatarta ku ah diinta islaamka. Sidoo kale waxa uu sheekhu soo bandhigayaa kutubta ay akhristaan suufiyadaasi, waxana uu sharax fiican ka bixinayaa kitaabka ay soomaalidu u taqaano MANAAQIB. Isaga oo kitaabkaasi ku qaadaa dhigi doona muxaadarooyinkiisan taxanaha ah.
 
Loading …
show series
 
Loading …

Quick Reference Guide

Copyright 2020 | Sitemap | Privacy Policy | Terms of Service
Google login Twitter login Classic login