Fatumo & Sagal public
[search 0]
More

Download the App!

show episodes
 
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series ...
 
Loading …
show series
 
Xalqadeena waxaa marti noogu ah Afrah Adan oo nooga hadleysa howlaha ay qabato oo ku saabsan sida loo xoojin lahaa isku xirnaanta waalidka iyo ubadkiisa. Waa wareysi qalbigeena taabtay, Afrah nalama wadaageyso keliyo howlaha ay qabato, oo waxay nala wadaageysaa qibradaheeda waalidnimo. Heesta aan kusoo gabagabeyneyno xalqadeena waxaan kasoo qaadana…
 
Waa maxay isku xirnaanta waalidka iyo cunugiisa qaangaarka ah? mala arki karaa? mala dareemi karaa? Isku xirnaanta waa baahi ku abuuran waxwalbo oo noola ah qaasatan bini’aadamka. Waa mid ilaahay ku abuuray inuu u baahan yahay cidkale oo uu dareemo inuu ka tirsan yahay ama ku tiirsan yahay. Haddaba ka dhageyso qeybteenaan sida uu waalidka uu xoojin…
 
Maanta waxaan mawduuceena ku bilaabeynaa sheeko ay hooyo soomaaliyeed noola wadaagtay. Waxay tiri: wiilkeyga wuxuu ahaa mid ii baari ah oo warkeyga maqla. Wuxuu ahaa kan ugu baarisan ilmaheyga oo dhan. Sanadkaan markii ii iskuulka ku laabtay waxaan ka dareemayaa isbedel badan. Wiilkii hore ma’aha oo faraxsanaa, waa maxay isbedelkaa maxaanse sameeya…
 
Waa sanadguuradii 1-aad ee Ladnaan Podcast. Waxaan xalqadeena kaga hadalnay hadafka aan u aasaasnay Ladnaan podcast, maxaa nagu guubaabiyay inaan sii wadno, xalqadaha labadeenaba aan jecelnahay iyo weliba waxaan ka hadalnay mustaqbalka Ladnaan. Waxaan dhageystayaasheena ka codsaneynaa ineey nooga soo jawaabaan dhowr su'aalood oo aan jecelnahay inaa…
 
· Waxaan qeybaheena soo socda kaga hadli doonaa caruurta da’da iskuulka 7-18 jir iyo horumarkooda ama kobacooda jir ahaan, garaad ahaan, shucuur ahaan iyo xiriirkaba. · Qeybteenan ugu horeysa waxaan diirada saareynaa caruurta da’da 7-12 jir ah · Waxaan marka hore ka hadli doonaa horumarka iyo kobcinta caruurta kadibna waxaan soo qaadan doonaa tusaa…
 
Xalqadan waxaan idiin soo bandhigi doonaa wareysi aan la yeelanay waalidiin ilmahooda keligooda korsanaya, caqabadaha ay la kulmeen iyo waxyaabaha u fududeeyay. Waxay kaloo waalidiintaan nala wadaageen talooyin aad iyo aad u wanaagsan oo uu waalid walba u baahan yahay. Dhageysi wacan.By Fatumo & Sagal
 
Qeybtan waxaan uga hadli doonaa sida aan u kobcin lahayn qoyskeena bisha ramadanka. Waxaanu isku deyi doonaa inaanu ka hadalno wixii talo ama khibrad inoo shaqaysay ama mid aanu ku fakarnay ah inaad idinla wadaagno. Waxaanu ka hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha ramadan si wadajir ah, waxay sameeyn lahayn inta bisha barakeysan lagu gu…
 
Qeybtan waxaan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay inay hooyadu ama qofka dumarka ah leedahay inay is daryeesho si ay u daryeesho dadka mas’uuliyada ka saran. Qof tiisa daryeelaa ayaa midkalena daryeeli kara. In this episode, we will talk about the importance of the mothers to take care of themselves so they can take care of their family.…
 
Qeybyenaan waxaan ku wareysanay gabar Soomaaliyeed oo ka shaqeeysa adeega bulshada (Social Service/Socialtjänst) ee Iswiidhan. Iyadoo aan weydiineyno sababaha keenta in ay adeega bulshada ay kala wareegto caruurta waalidkooda. In this episode, we have interviewed a social worker from Sweden about the causes of removing children from their parents.…
 
Qeybteenaan waxaan wareysi la yeelanay hooyo Soomaali oo degan Sweden, iyadoo noo gala hadleysa caqabada waalid in lagu noqdo qurbaha. Waa qeyb aad u xiiso badan oo wax badan nagu soo kordhisay oo aan aad ula dhacnay. Waxaan fileynaa inaad idinkana ka heli doontaan. In this episode, we have interviewed a Somali mother living in Sweden on the challe…
 
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, caafimaadka hooyada, sida aan u kobcin leheen maskaxda caruurteena. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan podcast intagram iyo meylkaba. We are so excited t…
 
The first three years of a child’s life are critical for learning and development. As parents, we can develop our children's brain in different ways. This is the second episode in which we will talk about the children's brain from 1 year to three years. Sedexda sanadood ee ugu horeysa nolosha caruurta waa xilli aad u muhiim ah kobacooda maskaxda iy…
 
The first three years of a child’s life are critical for learning and development. As parents, we can develop our children's brain in different ways. For the coming two episodes, we will share with you how we can do that. Sedexda sanadood ee ugu horeysa nolosha caruurta waa xilli aad u muhiim ah kobacooda maskaxda iyo ineey waxbartaan. Waalidku wux…
 
Waxaan barnaamijkeena kaga hadleynaa caafimaadka dhimirka ee waalidka iyo saameynta ay ku leedahay caruurta. Qofka bini’aadamka duruufa badan oo lasoo gudboonaada ayaa waxay sababaan inay dhibaato maskaxda ama dhimirka ah u keenaan. Dhibaatadaas oo muddo gaaban ama dheer qofka saameyn ku yeelata. In this episode, we talk about mother's mental healt…
 
Waxaan labada barnaamij ee soo socda kusoo qaadan doonaa caafimaadka hooyada iyo saameynta uu ilmaha ku leeyahay. Qeybtan hore waxaan kusoo qaadaneynaa caafimaadka hooyada iyo ilmaha caloosha ku jira ama uurjiifta. Wakhtiga uurka ay hooyadu leedahay waa wakhti xasaasi ah. Nafaqada hooyada, hormoonada iyo dhaxal sidayaasha ama genes ku, waxay Ilamah…
 
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, waalidnimada, aasaaska waalidnimada iyo dowrka uu jaceylka ka qaato isku xirnaanta waalidka iyo ilmihiisa. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan podcast int…
 
Qeybteenaan 3-aad waxaynu ka hadleynaa waa maxay dowrka uu jaceeylku ka cayaaro waalidnimada, xiriirka waalidka iyo ilmihiisa iyo koriinka ilmaha? Haddaba ha moogaanin. In this episode 3, we will discuss what has love to do with parenting, parent-child relationship and child development? You don’t want to miss this episode.…
 
Aasaaska tarbiyada waa inaan soo saarno jiil ad adag (qawi) kalsooni leh, nafta xakamin kara, isku filan, jaceeyl u qaba waalidka iyo dadka kaleba, Midda kalena waa inaan soo saarno jiil amiin ah. Ilmaha lagu barbaariyay in shaqsiyadooda iyo shucuurtooda la dhiso waxay noqonayaan kuwa cabiri kara shucuurtooda iyo waxa ay aaminsan yihiin, waxayna no…
 
Qeybteena koowaad waxaan uga hadleynaa, waa maxay waalidnimada? Ma xirfad la bartaa mise waa mid uu ilaahay inagu dhaliyay? Miyuuse waalidka u baahan yahay inuu barto siduu ilmihiisa u barbaarin lahaa? Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/music Art by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/…
 
Kusoo dhawaada Podcastigaan cusub ee la magac baxay Ladnaan. Looguna tala galay hooyooyinka, aabayaasha iyo inta isku diyaarineysa ama rajeyneysa ineey noqdaan waalid. Haddaba qeybtaan horudhaca ah waxaan jecelnahay inaan ka hadalno sababta aan u dooneyno inaan soo bandhigno Ladnaan podcat kaan. Barnaamijkan waxaa idiin soo tebin doona laba saaxiib…
 
Loading …

Quick Reference Guide

Copyright 2021 | Sitemap | Privacy Policy | Terms of Service
Google login Twitter login Classic login